Wednesday, 10 December 2014

Abirizack Ossoble Hassan 2013










PORN ON THE BRAIN

Porn On The Brain- Porn Addiction

Saturday, 23 August 2014

The top 5 Must-see Movies of 2014

5. The Raid 2
 









When Gareth Evans' The Raid appeared in 2011, its effect felt like a solid punch between the eyes. With some lightning fast martial arts moves from Iko Uwais, a simple high-concept premise - about the storming of a drug lord's high-rise lair by a group of cops - and some incredibly intense, almost horror-like direction from Evans, The Raid was a truly thrilling action film.
The Raid 2 again stars Uwais - it's safe to say his former job in a call centre is now firmly behind him  - who this time goes undercover in a Jakarta gang. Only time will tell whether Evans can create the same air of menacing intensity as the previous film, but with characters listed on IMDb with names like Hammer Girl and Baseball Bat Man, we can't wait to see how it all turns out.

4. BirdMan









Looking for an actor to play a one-time big screen superhero who's fallen out of the public eye? We're curious if Michael Keaton actually had to audition for Birdman, the new film from Alejandro González Iñárritu, and we certainly wouldn't be surprised if he didn't.
Birdman, billed as a comedy, sees Keaton as Riggan Thomson, once the man who played Birdman, but now desperately trying to put on a Broadway play (in this instance, Raymond Carver's What We Talk About When We Talk About Love). Barriers to him doing so? Ego, family, insecurity. On top of the usual stuff.
Emma Stone, Edward Norton, Andrea Riseborough, Zach Galafianakis, Naomi Watts and Amy Ryan co-star. But the wildcard here might be Iñárritu himself - it looks, on paper, like a change of tone from the man who brought us the amazing Amores Perros, and films such as 21 Grams and Babel.
If nothing else, the chance to see Keaton in a big, major lead role is comfortably enough to sell us a ticket. It's been too long...

3. Need For Speed








In most instances, movies based on videogames are shot, released and then despatched straight into the nearest cultural landfill site. But while Need For Speed is based on EA's long-running and ever-changing racing game franchise, it has a better pedigree than most. For one thing, it stars the great Aaron Paul as a street racer on a mission of vengeance across the highways of America, and he's backed up by a supporting cast which includes Dominic Cooper, Imogen Poots and Michael Keaton.
The script's by George Nolfi, who wrote Ocean's Eleven, Ocean's Twelve, and both wrote and directed The Adjustment Bureau. And while it's seldom a good idea to judge a movie by its trailer, the first promo for Need For Speed really does look exciting - and there's even a bit of drama and artistic lighting in evidence between all the requisite tyre squealings, crashes and bangs.

2. RoboCop



This much-publicised remake has plenty going against it, not least the weight of history: Paul Verhoeven's RoboCop is rightly regarded by many as being among the best films of the 1980s, with its heady cocktail of graphic violence, black comedy and corporate satire. Now, we certainly don't expect next year's Robo remake to better the original, but there's at least one reason to look forward to it with some sense of optimism: the track record of Brazilian director Jose Padilha.
If you haven't heard of him, Padhila began his career with the documentary Bus 174, which told the remarkable true story of a man who took a busload of passengers hostage and ended up in the middle of a media circus. His next two feature films, Elite Squad and its sequel The Enemy Within, mixed action and suspense with a thought-provoking account of life and death in the slums of Rio de Janeiro.

1.Captain America: The Winter Soldier

Marvel has two terrific looking films lined up for 2014, and if Captain America: The Winter Soldier picks up some of the themes we saw so well explored in the first movie, this could be a real highlight. Marvel's already been talking about the movie as a political thriller of sorts, a tease backed up by the casting of Robert Redford as the head honcho of S.H.I.E.L.D. And it's also revealed that this is the film that does a good deal of the bridging work between The Avengers and 2015's Avengers: Age Of Ultron.
We're promised a sizeable role for Scarlett Johansson's Black Widow here, and there's also room in the film for Hayley Atwell, Samuel L Jackson, Toby Jones and Cobie Smulders to make return appearances. Plus, Chris Evans in the title role of course. Meanwhile, Anthony Mackie is Sam Wilson (aka Falcon), and Frank Grillo, Emily VanCamp, Georges St-Pierre and Sebastian Stan are all onboard.
Directors Joe and Anthony Russo have the underwhelming movie Me, You And Dupree to their name, but more interestingly, a whole bunch of brilliant Community episodes. Marvel deserves credit once more for working hard to find interesting directors, and count us amongst the many excited to see what the Russos have come up with here.

Monday, 4 August 2014

Mareykanka oo Daneynaya Maal Gashiga Africa.

Dawladda Maraykanka ayaa lagu wadaa inay ku dhawaaqdo Mashaariic badan oo ay ku maalgashanayso qaaradda Africa inta uu socdo shir madaxeedka Madaxda Africa iyo Maraykanka.
Konton Madaxweyne oo Afrikaan ah ayaa lagu wadaa inay maanta oo Isniin ah ka qayb qaatan shir madaxeedkan.
Shirkan ayaa lagu wadaa in dawladda maraykanku ay shaaca kaga qaado mashaariic ku kacaysa wax ka badan hal bilyan oo Dollar oo dhinaca ganacsiga ah.
Sidoo kale waxaa lagu wadaa in Maraykanku uu maalgalin dheeraada ku sameeyo arrimaha Nabadaynta, iyo sidoo kale malaayiin doolar oo ku bixi doonta arrimaha la xidhiidha tamarta iyo iyo raashinka ee qaaradda Africa.
Inkasta oo shirar sidan oo kale ah ay hore u soo qabtaeen dawladaha Yurub, China iyo Japan, ayaa hadana aqalka cad ee Maraykanku waxay ku doodayaan inaanay tallaabadani ahayn mid jawaab u ah maalgashiga ay dawladda China ku samaynso qaaradda Africa.

Saturday, 2 August 2014

Filippo Inzaghi: AC Milan Dhakhso Ayay Diyaar Unoqon Doontaa

Tababaraha cusub ee kooxda AC Milan Filippo Inzaghi ayaa ku adkaystay inkooxdiisu si dhakhso ah diyaar ugu noqon doonto xili ciyaareedka cusub.AC Milan oo ka mid ah kooxaha ku jira tartanka Internation Champions Cup, ayaa guul darooyin is huwan kala kulantay kooxaha Man city iyo Olympiacos. Milan ayaa iska daalaa dhacaysay sanadihii udanbeeyay iyadoo xili ciyaareedkii dhamaadayna ka hadhay tartamada yurub oo dhan.
Inzaghi ayaa yidhi: “Waxaanu ka shaqaynaynaa sidii aanu wax fiican uga keeni lahayn ciyaaraha saaxiibtinimo ee xagaaga, laakiin diyaar ayaanu noqonaynaa dhamaadka Augst. Waan hubaa inaanu guulaysanayno.
Milan ayay iska hor iman doonaan kooxda liverpool kulanka ugu danbeeya heerka groupka ee ICC ga. Kulankan ayaa xasuus gaar ah leh wuxuuna dad badan xasuusinayaa finaladii koobka kooxaha qaarada yurub ee Champions leaque ee  dhex maray AC Milan iyo Liverpool sanadihii 2005 iyo 2007. Inzaghi oo kulankii finalka ee 2007 laba gool ka dhaliyay ayay xasuus gaar ah u leeyahay kulanka dhex naridoona liverpool iyo Milan
Inzaghi oo ka hadlaya kulanka liverpool ayaa yidhi: “Marksata oo aan dib uga fikiro kulankii liverpool farxad ayaan dareemaa. Markastana waxay ku jiraysaa xasuustayda fiican. Waxaan doonayaa inaan dib Ac Milan ugu soo celiyo dareenkaas guusha lahaa. Goolkii ay guushu nagu raacday wuxuu ahaa mid layaableh”. Ac milan ayaa liverpool ka qaaday horyaalka yurub sanadkii 2007 balse waxaan marnaba la ilaawi karin kulankii aan caadiga ahayn ee dhex maray labadan kooxood kaas oo ay liverpool 2005 AC Milan kaga qaaday isla Champions leaquega.

Maxaa Ka Cusub Heshiiska Uu Di Maria Ugu Biirayo Kooxda PSG?.

Laacibka kooxda Real Madrid ayaa ku sii dhawaanaya inuu si rasmi ah u noqdo laacib PSG ah kadib wada hadalo kama danbays ah oo la filayo in galabta ay dhex maraan wakiilka laacib ka, wafdi ka socda PSG iyo madaxwaynaha Real Madrid.
Warar laga helayo France ayaa sheegaya in laacib kaan uu qaab amaah hal xili ciyaareed ah uu ugu biiri doono kooxda PSG isagoo kadib si toos ah ugu wada wareegi doona xili ciyaareed ka xiga.
PSG ayaa doonaysa inay ilaaliso sharciga dhaqaale wanaaga ee kooxaha yurub kaas oo aan u ogolaanayn in 80 milyan oo euro ay kula wareegto Di Maria kadib markii ay 50 milyan ku soo iibsatay David Luiz.
PSG ayaa ku bixin doonta amaahda halka xili ciyaareed ah 10 milyan oo euro iyagoo 70 milyan oo euro kula wareegi doono laacib kaan xaggaaga soo socda, Di Maria ayaana sidaas ku noqonaya laacibkii ugu qaalisanaa ee ay soo iibsato kooxda PSG ee dalka France.

Madaxweynaha oo Maanta Kulan la qaatay Dhalinyarada Muqdisho.

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa sheegay in ay Dowladdiisu mudnaan weyn siineyso dhallinyarada oo uu ku tilmaamay in ay yihiin cudud aan looga maarmin nabadeynta, dib u dhiska iyo horumarinta dalka.
Madaxweynuhu wuxuu sheegay in fursadaha dhallinyaradu ay yihiin kuwo aan xad lahayn, wuxuuna aad ugu dhiirri geliyay in ay is abaabusho oo ay ku midowdo hal hoggaan oo xaqiijiya xuquuqdooda isla markaana ku haga gudashada waajibaadka ka saaran dalka.
Madaxweynuhu wuxuu sheegay in ay dowladdu dooneyso in ay dhallinyarada kala shaqeyso dhinacyada siyaasadda, sugidda amniga, horumarinta adeegyada waxbarashada iyo caafimaad iyo kobcinta dhaqaalaha. 
Madaxweynaha oo maanta Xarunta Madaxtooyada kulan quraac ah kula qaatay dhallinyaro ay ka mid yihiin kuwa shaqeeya, qaar waxbarta, Madax ururro dhallinyaro iyo qaar ka soo laabtay dalka dibaddiisu, 
waxaa uu marka hore dhegeystay erayo isugu jiray codsi, su’aalo iyo talooyin ay soo jeediyeen dhallinyaradu.
Madaxcweynuhu waa uu ka jawaabay su’aalaha isaga oo isla markaana sheegay in talooyinka iyo codsigaba la tix gelin doono. Wuxuuna ballan qaaday Madaxweynuhu in kulammada noocan ahi ay hadda ka dib sii socon doonaan.
Wasiirka Sportiga, Dr. Khalid Maxamed Cali, oo isaguna kulankaas khudbad ka jeediyay waxaa uu soo bandhigay waxqabadka Wasaaradda iyo in ay diyaarisay xarun ay dhallinyaradu ku shiri karaan ra’yigoodana ay ku kala qaadan karaan.





Friday, 1 August 2014

In pictures: World War One battlefields 100 years on

Photographs of the landscapes of World War One battlefields as they are today, by photographer Michael St Maur Sheil, are to go on show in St James's Park from 4 August, the centenary of Britain's declaration of war. The Fields of Battle/Lands of Peace exhibition, sponsored by The Royal British Legion,.







source : http://www.bbc.com/

BARO SIDA LOO ISTICMAALO PHOTOSHOP LESSON 2

HALKAAN KA BARO SIDA LOO ISTICMAALO ADOBE PHOTOSHOP

CASHAR-KAAN WAXAN KU BARAN DOONA SIDA LOO


BADLO BACKGROUND PICTURE

HOW TO CHANGE BACKGROUND PICTURE IN PHOTOSHOP CS6


BARO SIDA LOO ISTICMAALO ADOBE PHOTOSHOP

HALKAAN KARO SIDA LOO ISTIMALO PHOTOSHOP

CASHIRKAN WAXAN KU BARNEYNA SIDA LOO BADALO TUFAAX 


LOONA YEELO AF LIBAAX

http://youtu.be/lMaG_Hs53R0?list=UUY1dWYdu3c0Gpr4MyomO5mQ

http://youtu.be/lMaG_Hs53R0?list=UUY1dWYdu3c0Gpr4MyomO5mQ


https://www.youtube.com/channel/UCY1dWYdu3c0Gpr4MyomO5mQ MY CHANNEL

Xabbad Joojin laga gaaray colaadda Gaza

Israa'iil iyo kooxda hubeysan ee Falastiiniyiinta ee Xamaas ayaa ku heshiiyay xabbad joojin socon doonto muddo 72 saacadood ah, taasi oo loogu talagalay in dadka reer Gaza lagu gaarsiiyo gargaar bini'aadamnimo, xabbad joojinta ayaa billaabanaysa maanta oo Jimce ah.
Heshiiskaasi xabbad joojinta ayaa waxaa ku dhawaaqay Xoghayaha Arrimaha Dibada ee Mareykanka, John Kerry, iyo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Ban Ki-Moon.
Bayaanka heshiiskaasi ayaa waxaa akhriyay afhayeen u hadlay Qaramada Midoobay:
Xabbad joojintan ayaa imanaysa in ka badan 20 maalmood oo uu halkaasi dagaal ka socday, kaasi oo ay ku dhinteen in ka badan 1,400 oo qof oo Falastiiniyiin ah, kuwaasi oo u badnaa dad rayid ah, halka tobanaan kun oo qof oo kalana lagu khasbay in ay ka barakacaan guryahooda.
Israa'iil ayaa si xun loogu dhaleeceeyay dhimashada iyo burburka ay ka gaysatay Gaza, xilli ay isku dayaysay in ay joojiso gantaalada uga imaanaya dhanka Xamaas.58 Israa'iiliyiin ah oo intooda badan ay yihiin askar ayaa lagu dilay dagaalka.
Xamaas ayaa dhankeeda ogolaatay in ay hakiso dagaalka iyadoo ka jawaabayso baaqa Qaramada Midoobay.
Sami Abu Zuhri waa afhayeen u hadla Xamaas, waxa uuna sheegay in ay heshiiskaasi tixgelinayaan haddii Israa’iil ay dhankeeda ka tixgeliso.
Dhanka kale, dowladda Masar ayaa waxa ay ku martiqaaday maanta oo Jimce ah Israa'iil iyo Falastiiniyiinta wadahadal nabadeed oo ka dhaca magaalada Qaahira, si la isugu dayo in dhibaatada Gaza xal waara laga gaaro.
Xoghayaha Arrimaha Dibada ee Mareykanka, John Kerry, ayaa sheegay in wadahalkani uu fursad u yahay labada dhinac ee Israa'iil iyo Falstiyiniinta.
Ururka Xamaas ayaanan ka qeyb gali doonin wadaxaajoodka Qaahira, iyadoo madaxweynaha Falastiiniyiinta uu mas'uul ka yahay magacaabista ergada Falastiiniyiinta uga qeybgalaysa shirkaasi, maadaama Israa'iil iyo Mareykanka aanay ogolayn in ay miiska la fariistaan Xamaas.
Israa'iil ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay sii wadi doonaan waxa ay ku tilmaantay howgalka ka dhanka ah kanaalada ama marinada dhulka hoostiisa mara inta ay socoto xabbad joojinta.
Horay waxaa u burburay wadahadalo lagu doonayay in lagu gaaro xabad joojin, oo ay sabab u aheyd dalabyo isdiidan oo ay soo jeedinayeen labada dhinac.
Xamaas ayaa waxa ay doonaysaa in la qaado in la qaado go'doominta lagu hayo Gaza, halka Israa;iil ay doonayso in la damaanad qaado ammaankeeda.

Wararka la xiriira

http://osobb.blogspot.com/

Madaxweyna Soomaaliya oo Gaaray Garba-haarey

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor-dhow gaaray degmada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo, booqashan oo noqonaysa tii ugu horreysay oo uu madaxweynuhu ku tago gobolkaas.
Garoonka degmada Garbahaareey ayaa waxaa kusoo dhaweeyay maamulka iyo shacabka degmada, iyadoo madaxweynuhu uu salaam-sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya.
Sidoo kale, madaxweyne Xasan Sheekh ayaa wuxuu salaam la dhex-maray shacabkii iyo mas’uuliyiintii kusoo dhaweeyay xarunta gobolka Gedo ee Garbahaareey, isagoo sheegay in booqashadiisa ay xiriir la leedahay sidii uu wax badan uga ogaan lahaa xaaladda gobolka iyo tan degmada.
Ammaanka degmada Garbahaarey ayaa waxaa si aad ah u adkeeyay ciidan isugu jira kuwa dowladda iyo kuwa AMISOM, waxaana wafdiga madaxweyne Xasan kaga sii horreeyay degmadaas ilaaladiisa gaarka ah ee Soomaalida iyo AMISOM isugu jira.
Waxaa lagu wadaa inuu la kulmo maamulka gobolka iyo kan degmada sidoo kalena uu la kulmo qaybaha bulshada iyo waxgaradka, inkastoo muddada uu joogayo degmada aan weli wax war ah laga hayn.
Wixii kasoo kordha booqashada madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaad kula socon doontaan wararkeenna dambe haddii Alle ogolaado.